Yurub Geenyo Oo Aamantay Suxufi Coldoon Abwaan Laabsaalaxna Kabaha La Dul-Martay

Fanaanada Caanka ah ee Yurub maxamed cabdi Yurub Geenyo aya waxa ay Amaan u fidisay Suxufiga Weyn Ee Cabdilmalik Muuse Coldoon oo ay Soo Qaadatay Heestiisa Xamar Aadisati Xabsibaan Ku Galyo

Waxana Sido kala Ku Caragsatay Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Ay Cadaysay Inu Joogi Doono Maalmo Yar oo kooban  Iyada oo qoraal ku soo posti garaysay Pege ay ku ladahay Paraha Bulshada

KKKK Tagi Taan Xagaagi Yaa Ku Sheegay Xaaran Muqdisho Iyo Laabsaalax Welcom Abwaan
Waxan Ku Faraxsanahay Imaatankaga Abwaan Jiro Joog waxa maanta soo cagu dhigtay Magaalada Muqdisho Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalx Oo Aan ku soo dhaweynayo inta caloosha ka bugtan Allah Ha Soo Hadaayo
Abwaanku wuu Yimiday Hargeysa Ee Maydun Xidhi Reer Hargeysow Misa Kooxda aya Ka Saari Doonan kk Waa Guddoomihii Kooxda Xidiggaha Geeska Oo Muqdisho ku suganan Doona Mudo Kooban hhhhh
Tagi taan xagaagi yaa ku sheegay Xaaran Welcom Abwaan
Waxanan U Mahadbaqayah Samafale Cabdilmaalik Muse Coldoon Oo Hees Iyo Badh Soo Qaaday
Abwaanku Wuxu Tiriyo Waxad taraysa Yare Manta Uunbu Jaba Jooga Waa Inu Iyo Muqdisho Abwaan hh

Comments

comments

SHARE