Xog Sir Ah: Damaca Ciiro Ee Dawladda Sucuudiga Iyo Safarka Xukuumadda Siilaanyo Oo Heshiisyo Hoose Iyo Siilaanyo Oo Xaalad Caafimad

Deg Deg Xukuumadda Somaliland Oo aan u kala Hadhiin Xuquqal Qalinka ay ku Wareejinayaa Soo Saarista Ceelsha Shidaalka Somaliland Iyo Guddoomiye Ciiro Oo Garab Buuxda Ku Siiyey

Illo wareedyo lagu kalsoon yahay oo hada soo gaaddhaya xafiiska wararka ee shabakadda waragane.com ayaa waxay tibaaxan safarka ka dhan ah Xubnu ka tirsan xukuumadda Siilaanyo oo u gadhwadaan ka yahay Wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi Iyo Guddoomiyaha Aqalka Baarlamaaka Jsl oo sii joogay dalka sucuudiga aya waxa u daaran yahay safarkoodani sidii ceelasha Shidaalak Logu wareejin laha Dalka Sucuudiga

Sida ay wararku nagu soo Gaadhayan waxa ay tibaaxayan inu guddoomiye Cirro Garab buuxda ku siiyey Wareejitaanka Ceelasha Shidaalak Jsl Qalinkana Ugu Duugay Habeen Madow oo ay xukuumada Iyo Guddoomiye Cirroba Isku Raacan In Dalka Suuqa Madow Lagu Iibiyo,

Dhanka kala warar Lagu Kasoon Yayay ayaa sheegaya Inu Madaxweyne Siilaanyo Xaalad Caafiamd Darro u joogo Dalka Isku Tagga Imaaradka Carab Allah Ha Caafiye Madaxweynaha Qaranka Aamiin U soo Ducayah Dhaan

Sido kalana warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inu madaxweyne Siilaanyo Dalka Ku Soo Lanab Doono Mudo Kooban ka Dib Ila Laba Isbuuc ka dib Hadii allah Igmo

Comments

comments

SHARE