War Deg Deg Ah: Abwaan Laabsaalax Oo Imika Ka Degay Muqdisho Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Warar Lagu Kalsoon yahay ay sheegaya nu abwaan Xasan dhuxul Laabsaalax u tagay Magaalada Muqdisho ,Warar Lagu Kasoon yahay ayaa sheegaya inu Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax u soo joogi Doono Magaalada Muqdisho

Sida aya warar ku helayso shabakadda waragane ayaa waxay sheegayn inay isa soo raaci doonan Fanaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed cabdi Yurub Geenyo oo Bacada Ciidka ay ka soo Degi doonan Somaliland

Sidoo kala waxa la sheegaya inu safarka abwaan laabsaalax uu daaran yahay sidi oo kooxda xiddigaha geeska uu balaadhin laha oo u fanaanin cusub u soo qori laha kooxda xiddiaga geeska oo u hoggaminayo faaanaka yare caanka ah ee Khadar Keeyo oo soo raaci doona safarkooda

Comments

comments

SHARE