Somaliland: Heegankii Ugu Cuslaa Oo La Geliyey Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Iyo Maamulka Putland

Magaalada Buhoodle Ayaa Waxaa Mudooyinkii U Danbeyey Ka Taagnayd Xiisad Ku Saabsan Heeshiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Taasi Oo U Maamulka Putland Dabada Ka Riixayo Isla Markaana Maleyshiyo Beelodyo Ku Uruurinayo Magaalada Buhodle Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Waxaa Gabi Ahaanba Heegan La Geliyey Ciidamada Qalabka Sida Ee Jiida Hore Ee Gobolka Buhoodle

Waxaana Aga gaarka Magaalada Buhoodle Lagu Arkaayey Ciidamo Aad U Tiiro Badan Oo Xukuumada Somaliland Ku Soo Daabushay Jiida U Dhaxaysa Somaliland Iyo Maamulka Putland

Ciidamada Oo Ku Gaashaman Hubka Waa wayn Ee Culus Iyo Gadiidka Loo Yaqaano Tiknikada Ayaa Buux Dhaafiyey Wadooyinka Soo Galla Magaalada Buhoodle Ee Ka Yimaada Dhinaca Maamulka Putland

Si Kastaba Ha Ahaate Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Ah Ciidan Dhir Baxo Kuluul Ku Dhufta Maamulka Putland Oo Ee Aan Soo Dhaafin Garoowe Waxanay Talaadani Noqoysa Mid Shacabka Reer Somaliland Si Wayn U Sugayan Gaar Ahaa Dadka Ku Nool Magaalada Buhoodle Iyo Aga Gaarkeda

Comments

comments