Deg Deg: Muxu Daarna Kulanka Cali Guray Iyo Cali Khaliif Galaydh

Waxa Caawa Fiidkii amrkii afurki kolan yaro kooban qada qaatay mujaahid cali Yuusuf Cali Guray oo si yaro cilmiyeysan uga hadlay Arrimo Ay Ka Wada Hadlan

Caawa waxan soo maray Maansoor oo afurkii mindhaa lagu casumay Mujahid Cali Khaliif Galaydh ( Khaatumo san). Maan ogayn cidda casuntay lakiin fariin dhinaca Csli Khaliif iiga timi ayaan ku maray. Waxan ka gaadhsiiyay hadba ka ugu dambeeya ayuun baa mujaahid ah ee la wareeg Caawa Khaatumana inoo waasici gudaha ayaynu ka dhex dagaalami ee dibadda uun inaga daaya halkan ayay ka dhawdahaye. Dadkii meesha yimi markaan eegay gartay inay HA yihiin in kasta oonay ishaydu ku dhicin Suldaankii guud hadana salaadiin kale oo goobjoog ahayd waan arkayay
اللهم بحسن الختام

Comments

comments

SHARE