Deg Deg: Goormay Dhamanaysa Ramadaan Balse Goorma La Ciidaya?

Dawlada Qatar oo ka mid ah dalalka Islaamka ayaa waxaa ay ku dhawaaqdey maalinta ay ku beegan tahay Ciidul Fidrigu Qatar ayaa sheegtay in Maalinta ciidu ay noqon doonto Maalinta Axda ah oo ay bishu ku beegan tahay 25.06.2017 isla markaana maalinta sabtida ay noqon doonto maalinta bisha ramadaan Ugu danbeysa .

Hadii ay Ciidu noqoto maalinta Axda waxaa ay noqoneysaa in bisha ramadaan ay ku dhamaatey 29 Cisho

Comments

comments

SHARE