Xikmadaha Ku duugan in diinteena islaamku xaraantimayso hogaaminta dumarka.

213

Warshadaha wax soosaarka dunida sida kuwa Electronic ,TV Talaagadaha Computer. iyo wixii la hal maala waxay so raaciyaan Buug ama Waraaq ka hadlaaya sida loo isticmaalaayo karo qalabkan ay so saareen .sidaa si lamida Allah wuxuu abuuray adadamaha isagoo ina so Raaciyey Kitaab iyo nabi Scw kuwan oo ka hadlaaya qaabka ugu mudan ee dunidan u joogi lahayn ugana noolan lahayn nolol dheeli tiran Marka laga yimaado waajibnimada inaynu raacno dariiqa uu inoo jeexay waxay faaido wayn inoogu jirtaa inay nu raacno madaamo uyahay Jiheeyaha qudhe laga kalsoonyahay .wuxu Rasuulku scw inoo cadeeyey xaraanta hogaaminta dumarka isagoo ku yiri xadiiul qudsi ,

عَنْ أَبِي بَكْرَةَ رضي الله عنه قَالَ :
( لَقَدْ نَفَعَنِي اللَّهُ بِكَلِمَةٍ سَمِعْتُهَا مِنْ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أَيَّامَ الْجَمَلِ بَعْدَ مَا كِدْتُ أَنْ أَلْحَقَ بِأَصْحَابِ الْجَمَلِ فَأُقَاتِلَ مَعَهُمْ . قَالَ : لَمَّا بَلَغَ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أَنَّ أَهْلَ فَارِسَ قَدْ مَلَّكُوا عَلَيْهِمْ بِنْتَ كِسْرَى قَالَ : لَنْ يُفْلِحَ قَوْمٌ وَلَّوْا أَمْرَهُمْ امْرَأَةً )
رواه البخاري (4425)، ورواه النسائي في ” السنن ” (8/227) وبوب عليه النسائي بقوله : “النهي عن استعمال النساء في الحكم ” انتهى.

Ma aflaxaan bulsho hogaankooda udhiiby dumar. SCW
Diinti nasteexada ahi waxba iskama xaraantimayso kuwalena xalaal kama dhigto iyado xikmadi ku jirin .

Maxay tahay sababta diintu inoogu diiday in dumarku hogamiyaan arimaha bulshada sida madaxwaynaha .xikmada ku duugan
1.Allah wayne haweenka wuxu u abuuray Bilologic ahaan inay ahadaan warshada wax soosaar ka ee qoyska.
2.Haweenaydu haday gasho siyaasada waxa meesha ka baxaaya shaqadii ay qoyska u haysay ee ahyd barbaarinta iyo korniinka caruurta .
3.waxaa dhacaaya isdhexgal badan oo dhanka raga iyo dumarka kaso fitan horseedi kara.
Kuma koobna xikmada allah lkn waa kuwo kamid ag
Wuxu leeyahay sh,mustafe hadal cajiiba oo oranaaya.Hadi dunidan dumar loo dhibilahaa hogaaminta ama ay madaxwaynayaal ka noqonlahayeen wadamada aduunka ma jiri lahayn dagaalo lkn waxa la arki lahaa dawlado isududa.
Aragti Sh,mustafe xaaji ismaciil

Comments

comments