War Deg Deg Ah: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Safar Qarsoodi Ah Ku Tagay Sucuudiga Iyo Ujeedad Socdaalkooda

War Deg Deg Ah: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Safar Qarsoodi Ah Ku Tagay Sucuudiga Iyo Ujeedad Socdaalkooda

Warar lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhayah xafiiska wararka ee shabakada wargane aya waxay sheegayn inu wasiiro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ay Maanta kaga Duulan Magaalada Hargeysa Safar qarsoodi ah oo ay sucuudiga iskugu biyo shubtaan

Wasiiradan oo u horkacayey Wasiirka Qasriga Madaxttoyadda Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka kooban Wasiiro yaro kooban oo kala ah sidan Wasiirka Arrimaha Dibada Dr Sacad Cali Shirre Iyo Wasiir Tamarta Iyo Macdanta Eng Xuseen Cabdi Ducaale Iyo Wasiirka Warfaafinta Cismaan Cabdillahi Saxardiid Iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Wasiiro Qabo

Ujeedadooda aya sida aya wararku anagu soo Gadhayan waxay ay tibaaxayn inay wasiiradani u tagan safar shaqo oo ka dhan ah Ceelasha Shidaalka Somaliland Sidi Logu Wareejin laha Dalka Sucuudiga Iyo Imaaradka Carabta

Sido kalana waxa ku sugan Dalka Imaaradka Carabta Madaxweyne Siilaanyo Oo Maalmihi Ugu Danbeysay Ku Sugana

Comments

comments