Wasiirka arimaha gudaha Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu ka war bixiyey beelo dhawaan ku dagalaamey gobalka Sool , waxaana uu wasiirku sheegay dagaalkaasi la dhameeyey oo la heshiisiiyey beelihii ay dirirtu dhex martay

 

Comments

comments