Deg Deg: Fanaanada Yurub Geenyo Oo Sheegtay Wakhtiga Ay Iman Doonto Somaliland

Fananada caanka ah ee hore uga tirsanayad Kooxda Xidigaha Geeska Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo aya waxay sheegtay wakhtiga ay Iman Doonto Somaliland Gaar ahan Caasimada Hargeysa Waxanay Qoraal Yaro Kooban Soo Dhigatay Barta Baraha Bulshada Ee Pege Kaga Facebooga Waxan Tidhi Sidan

Balse Fanaanada Yurub Geenyo aya shalay soo saaray Hees ay ku cayeyso Kooxda Xidigaha Geeska Oo La Yidha Ha Igu Mashquulin

Hargeysoo Siraadan Waan Sugayaa Miyeen Sow Iyo Sitii Borama Ubaxyo Ku Saalamy Aan Sido
Asc Asxaabayada igu qaaliga ah wan iidin salaamay dhamaantiinba gudo iyo diad meel kasta oo aad joogtan waxan iidin layahay habeen wacan
Marka Xigtana Arrin ayaan Idin Bisharynayey Gaar ahan Reer Somaliland Waxan Iman Doona Insha allah Bacad ciidka Waa Inu Iyo Hargeysa Iyo Shawgii Aad Iga Barateen
Waaxana Ila Socon Doona Wllky Yuusuf_Hanad
Ramadaan_Mubaarik Allah Ha isku Keen Simo Waa Inu Iyo Hargeysa Caday
Waad Mahadsantihiin Dhamaantiinba

Comments

comments

SHARE