Breaking News: Mid Ka Mid Ah Madaxda Xisbiga Waddani Oo Is Cesiley

Wararka Naga Soo Gaadhaaya Magaaladada Baligubadle Ee Gobalka Hawd Ayaa Sheegaaya Inuu Gudoomiyihii xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani u qaabilsanaa Gobolka Hawd Mubaarig Cabdi Faarax Uuiska Casilay Xilkii iyo Xubinimadii Uu XisbigaasiKa HayeyGudoomiyaha Ayaa La Sheegay Inuu Xilkani Iskaga Casilay Si Shakhsiyana.

Gudoomiye Mubaarig Cabdi Faarax Oo Qaar Kamida Warbaahinta La Hadlay AyaaKu Tiraabay Inuu Maalinta Salaasada Uu Qaban Doono Shir Jaraa,id Oo Uu Kaga Hadlaayo Sababha Keenay Inuu Xilkaasi Iska Casilo.

Sikastasaba ha Ahaatee Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Waxaa Soo Badanaayey Masuuliyiinta Iyo Taageerayaal Iskaga Baxaaya Xisbiga Mucaaradkaa Ee Waddani Waxaanu Gudoomiye Mubaarig Cabdi Faarax Oo Kamid Ahaa Tiir Dhaxaadka Xisbiga Waddani Laga War Dhawrayaa Halka Uu Cudiisa Taageero Ku Biiriyo.

Comments

comments

SHARE