War Deg Deg Ah: Kooxda Al Shabab Oo Ku Sugan Mid Ka Mid Ah Xudoodaha Somaliland

ciidaamada shabaab u soo jihaysaty dhinca magalada ceerigaabo

xoogag daacish ama alshabaab ee ku dhuumalaysta buura galgala ee dagaal ka badan ku qaaday ciidamada putland ayaa la soo waramayaa in ay u soo baxeen dhinca gobalka sanaag iyagoo xalay lagu arkay iyagaa u socda ,magalda hadaatimo waxaa lagu qiyaasayaa ilaa 80 askari oo aad u hubaysan waxa ujeedkoodu yahay in dhinca ceerigaabo soo gaadhaan waxaa halkaasi kula kulmo gabadh aan magaceeda la sheegin iyagoo waydiiyay jihada ay ka xigto ceerigaabo ka dib in baabuur u timid waxaa la filayaa in arintaasi keentay khatar wayn ku wajahan shacab iyo dadka deegaankasi waxaan la filo in ciidama somaliland arintaasi ka hort agaan si wx loo qabto hada waxaa dadka deegaanka laga codsanay in warbixin la soo siiyaan ciidamada amaan si loo hor tagao waxa jira in ay daacish doonaysa in iska soo baxdo buuralah gal gala waxa in in deegaankasi ka socdo in laga xoreeya ka dib dagaalkii af aruur ee deegaan galgala waxa jira cabsi xoogan oo la soo wajahaday dadka deegaanka

Comments

comments