War Deg Deg Ah: “Xukuumadda Oo Iibisay Hantida Umada Ee Ma Guurtada Ah Ee Ceelasha Shidaalka Oo Dhan” (Xog Culus) Ujeedada Socdaalka Siilaanyo

Ujeedad Rasmiga Ah Ee Safarka Siilaanyo Iyo Arrimaha Shidaalka Oo Qacanta La Soo Marinayo Dhanka Iyo Sucuudiga

War Deg Deg Ah oo immika Soo Gaadhaya Xafiiska Wararka Ee Shabakadda wargane aya waxa u tibaaxayaha inay xukuumadda Somaliland ay qalinka Kula Dul Joogta Sahamninta Shidaal Iyo Soo Saritaanka Lagu Wareejinyo Dalka Sucuudiga Iyo Isku Taga Imaaradka Carabta.

Hadaba Sida ay shabakada wargane warar lagu kalsoon yahay oo ka soo baxayah dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyada ay sheegayan inay xukuumado Diyaar la tahay inay ku wareejiso Soo Saritaanka Shidaalka Dawladaha Carabta Ee Sucuudiga Iyo Imaaradka

Hadaba Safar Maalinta barito ah insha allah oo u hoggaminayo Wasiirka Qasriga Madxtooyada Md Maxamuud Xaashi Cabdi aya waxa ay u kicitami Doonan Dhanka Iyo Dawlada Sucuudiga Oo ay ujeedado tahay Inay Soo Ansixiyaan Suuqa Madow Shidaal Baadhista Iyo Soo Saritaanka

Hadaba Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Heshiis Bila Hordhac ah ku iibisay Hantidi ma guurtada ahayad ee umada somaliland oo ay ka iibisay Dawladaha Sucuudiga Iyo Imaaradka

 

Comments

comments

SHARE