Deg Deg: Xisbiga Waddani Oo Laf Dhuun Gashay Ku Noqday Qaranimada Somaliland Oo Ka Soo Hur Jeestay Heshiiski Kooxda Khaatumo

mid ka mid ah saraakiisha sare ee xisbiga waddani oo baska kala Dagay xisbiga wadani ee u gadhwadeenkaka yahay Cabdiraxmaan Ciiro Guddoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani

Siyaasi Nuuradiin Diini oo ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani aya waxa u soo Dhigay qoraal yaro kooban oo u ku cabirayo Heshiiski shalay Ee Saacadaha Badan Qaatay waxanu ku sheegay Mid waxba kama jiran ah oo aanu soo  dhaweyan Kooxda Khaatumo ee ku soo Biirtay Somaliland

Siyaasi Nuuradiin Diini oo ka hadlaya Arrimaha aya waxa u yidhi  sida Tana Isag oo soo Dhigay qoraal Yaro Kooban Barta Baraha Bulshada Ee Facboogiisa 

Heshiiskii dhexmaray kooxda khaatumo iyo dawlada Somaliland waa mid baal marsan Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland dhamaantii, in nabada laga shaqeeyo waa mihiim waana lagama maarmaan se waxa haboon in la waafajiyo sharciga dalka u yaala talaabo kasta oo la qaadaayo

 

Comments

comments