Deg Deg: Ujeedada Sucuudiga U Tagay Guddoommiye Cirro Iyo Madaxaweyne Siilaanyo Safar Ugu Kicitami Doona Sucuudiga

Dawlada Sucuudiga oo ay waxay ay siyaasad ka dhan ah la dagaalanka Duulimadad Dawlada Qarar ay ku haysa Duulimadad Qatar Airweys iyada oo ay Madaxweyne Farmaajo U Ku Qacan Saydhaya ayaa waxa ay taageero Buuxda Siisay Aqoonsiga Somaliland oo Lagu Xaji Karo Laguna Safrki Karo Dalka Sucuudiga Passaport ka somaliland

Hadaba Dawlada Sucuudiga ayaa Ka Damacsan ujeedad Ay Ugu Yeedhan Guddoomiye Cirro Inu U Ansixyo Arrimo la Xidhiidha Xarumo Cusub oo ay xukuumada ku ag istaagay oo u taageero ku siiyey waxanay xarumoho Noqon Doonan Radar system ka Cirka Ee Duulimadad Somaliland u kantarooli Doona

Guddoomiyaha Golaa Wakiilada Jsl Cabdiraxmaan Cbdillahi Crro ayaa heshiiskan aqoonsiga Somaliland Ee Dhanka Passaporta qayb weyn ka qaatay waxanu ay soo saxeexi Doonan Heshiiska Radar System ka oo la dhigi Doono Xudoodaha Dalka Jsl Ee Laas Qoray Iyo Berber Iyo Saylac

Sido kalana Guddoomiye Cirro aya waxa u Kaga Qayb Galay Cimarada Isago iska sii cimreystay iata ay imanayan Xubaha Wasiirada ah ee Isniinta ka bixi Doona Dalka Jsl

 

Comments

comments