Xog Culus: Wasiir Faratoon Oo Caqiisi La Aasay Oo Xilkiisi Wasiirnimo Lo Qadarin Wayey

Waxa Maanta Ahayd maanta Wada-Hadaladi Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo oo ay isla gaadhan heshiis Hordhac ah oo ay ku Heshiyaan Qodabo Kubaan oo wasiir faratoon xaqiisi laga il Duufsaday Hoos ka akhri qodaba lagu heshiyey

1.  Somaliland iyo Khaatumo inay ku dedaalaan sidii afgarad buuxa looga wada gaadhi lahaa

2. In la wada qorsheeyo lagana wada shaqeeyo sidii loo heli lahaa somaliland loo wada siman yahay oo ku dhisan cadaalad, maamul wanaag iyo xaq dhawrista xuquuqal iinsaanka, ku dhisan diinta islaamka oo muwaadiniinteedu midna ku ahayn marti balse ay u wada siman yihiin

3. In dastuurka somaliland la furo si loo xaqiijiyo awood qaybsi sugan oo cadaalada ku dhisan oo laga sameeyo madaxda golayaasha fulinta, sharci dejinta, garsoorka iyo hay’adaha dawliga ah.

4. In la sameeyo maamul daadejin heer gobol, degmo iyo magaalo lana qeexo mid walba awoodeeda.

5. In shir dambe layskugu yimaado 10-ka July laguna qabto magaalada Burco si lo odhameeyo wixii qabyada ah lagana tashado qaabkii iyo hanaankii loo qaban lahaa shir loo wada dhan yahay

Hadana Xago ka soo Dhacay Wasiirka Arrimaha Dabada Mr Sacad Cali Shirre Misa Wuxu Noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha Xagay wax ka qaldameen Shaqada Wasiir sacad Oo Ugu Yimiday Shaqadii Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Iska Saxeexday Heshiiska Iyo Wasiir Faratoon Oo  Xaq u laha oo Magac u taag uun u hayah magaca Wasaarada

 

Comments

comments

SHARE