Xog Culus: Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Xaqul Ciid Ka Dhigtay Lacagtii Masaakinta

Wariyaha Weyn Ee Caanka ah  Ee Ka Hawl Gala Telefishnak Hctv Aadan Cabdi Ciidle Muxu Ka Qoray Guddida Ka soo Gabshada ABAARAHA jsl

SODONKUN OO QOYS XOOLAA LOO IIBINAYAA ,SIDEED KUN OO BEEROOD WAALA QODAYAA .BEENTII QARNIGA DADKII XOOLAHU KA BAXEEN EE GALBEEDKA U HAYAAMAYNA GAADIID SOO CELIYAANU USAMAYNAYNAA WAXAANU XIDHAYNAA AFAR BIYO XIDHEENA WAANU XIDHAYNAA AFAR DOOXNA WAXAANU KA XIDHAYNAA DOOXYADA WADANKA

WAXAALA GURAY OO IWAACADAHA LAGA SHEEGAY IDAACADAHA ADUUNKA .

WAXAA CEEBA INDADKAAGA AAD BEEN USHEEGTO LACAG AAN JIRINA KAGA GYRATO WAA XAARAANTA CADAABTA LAGU GALO SIDAAS DARAADEED WAXAA SOO GUURAY DHAMAAN DADKII UHAYAAMAY GALBEEDKA DALKA OYAGOON KUNSHILIN LA SIIN WALIBA KUSOO GUURAY SAKARAAD OYO DHIBAATO MANA JIRTO WAXLOO QABATAY DADKAAS .

WAXAASAXAAFADU LA XIDHIIDHAY DADKII LASHEEGAY IN BEERO LOO QODAYO EE GOBOLADA DALKA WAXAANU OGAANAY IANAAN BEER QUDHA OO QO FLOO QODAY AANAY JIRIN DADKUNA SI HALISA OO BILAA DHAQAALE AH AYKU QODANAYAAN SI SAKARAADA TAASINA WADKII NINBA SI BEERTIISII KUQOTAY

WAXAANA BEENAWDAY WAXII LAGU LAABAY MAALINTII QARANIMADA EE.!8 MAY .LAGAGA GURTAY LACAGAHII WAXAALASOO BOOBAY QURBA JOOGTII XAQAL CIIDKA KASUAGAYAY DADKOODA ITAALAKA DARAN EE HALKANA LAGUSIIBAADHAY WAXAALACAGAHII LAGA GURTAY TUKAAMADII BACADLAYAASHII WAXAA HADABA CADAATAY SODA DAD OYO DUUNAYABA XUKUIMADA AXAMAD SIILAANYO IYO WADADA AY WADATAA KABOOBEEN DIBAD IYO GUDO WAXANA CEEBA IN DAWLADII DADKU DOORTEEN AY SIDAAS UDHACDO CARUURTII XAQAL CIIDKA LAGA BOOBO WAXAAN SAXAAFAD AHAAN TOOS U ARAGNAA INDADKII LADHACAY EE NINAWNA HAWDURBAAN TUMAN DAWLADBAA DHULKA JOOGTA

Xigasho Aadan Cabdi Ciidle

Comments

comments