Siyaasi Cali Khaliif Galeydh, ayaa si cad u sheegay in maamulkooda Khaatumo aanu ka mid noqoneyn Somaliland, waxaana uu dhawaaqan ka sheegay ka dib shir-jaraa’id oo lagu shaacinaayey heshiis laga gaadhay wada-hadaladii Somaliland iyo Maamulka Khaatumo, balse waxa uu sheegay in ay doonayaan in ay dadka kula noolaadaan nabad iyo wada noolaashiyo.

Comments

comments