Somaliland: ”Somaliland cad oo la wada leeyahay baynu ku heshiinaynaa (Cali khaliif Galaydh)”

Khatumo leader Prof Galayd says its time to give peach a chance

Ilahay baa ku mahad leh in umadayadu is afgarato bilaha khairaad waxaa mar labaad bogaadin mudan xukuumada talada haysa iyo xisbigeedu inay ka dhabeeyan isu soo dhaweynta iyo wax wada lahanshaha umada Somaliland bari iyo Galbeed iyadoo ujeedaduna tahay Somaliland loo siman yahay iyo qaran la wada leeyahay Guul insha allah xukuumada iyo xisbigeedu waa ku amanan yihiin midnimaday wadaan ee madaxweyne Ahmed Mohamed Mohamoud hormoodka ka yahay Waxa sidoo kale amaan mudan guud ahaan madaxda khaatumo oo u eeg kuwo bislaaday waayo aragnimo danta umadooda iyo guud ahaan dalkana gartey sidoo kale waxaan la ilaabi karin astaanta nabada iyo wada jirka Somaliland md Faysal Cali Xuseen (faysal caliwaraabe) nin walba intii uu dalkan gashaday beerka ka ogsoonin hore u wada hayaanka

Comments

comments

SHARE