Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo ku dhamaatay Asal madoorshe iyo todoba sanadood oo kana siib kana saar ku jiray ilaa xilka qaadisyadii ugu danbeeyay

Hogaamintii Axmad Siilaanyo ooku dhamaatay Asal madoorshe iyo todoba sanadood oo kana siib kanasaar kujiray ilaa xilka qaadisyadii ugu danbeeyay ee uu xalay sameeyay ayaan wax isbadal amasaamayn ah samayn Axmad Siilaanyo waxaa qudha ee uuyaqazn waa kala qarinta iyokala war warerjinta xukuumadiisa

Isbadalkasta iyo isku shaandhaynkastoo timaad iskama timaado ee waxay kutimaadaa wadashaqayn la aan iyo khilaaf huursan oosookala dhex gala madaxda sare es laamaha dawlada soomaalilnd waxaana muuqata in murankaaai oyo wada shaqayn la aantaaasi ay sobobto waa cunis iyo ha cunin ama waa ahadaan aikale udhigno musiq maasuq ee maah wanaag ito shaqo dalaciin

Madaxwayne siipaanyo oo calaamadiisa koowaad tahay goaan qaadasho la aan saaida ayaa waxay dadka yaqaana ku sifeeyaan inaanu waligii laba isqabatay kalaqaban ee uu kala war wareejoyo uun iyagoo hadana gole dawladeed kuwada jira aanay iskusan banaanayn matalan xasan cumar hoori waa shaqsi qaban kara shaqokastoo loo ignado laakiin sobobo jora daraasood loo aananayo in wasiirka qorshayntu ashkatoka gudbiayay xaga agaaaimehii guud ee waxbarshada cabdi cali isna cabdilaahi dheere isdhaafiayay sidookale agaasimahii warfaafintana cadaani la jaanqaadikari waayay

Sidaasi daraadewd hogaamiayaha soomaalilnd Axmad Siilaanyo waxaa uunoqonayaa hogaamiayaha qaarada afrika igubadalaada badan ew bishiiba halmar waxbadalaana aha isbadal waxsaxayee waa mid siimurgiya uun muranka sidaaai daraadwed caanatayn saamayn ma saamaynayso dhagaxdoolakala badalaa dhariga mamqcaaneeyaan ew khudrad iyo waxiikale ayaa macaaneeya dhariga

Waxaanay taasi saamaysay in maauuliyiin aan kufaahilmin haqlaha qaranka oo aykasoo cawdaan afmiishaaro suuqa joogaa looga qaado xilaalkii taasina waanasiib daro wayn ookuhabsatay hogaanka dalka sidewd sanokudhawaadna waxaa si didhiidha dalka uga socda xilwarwejin aan dhamaanayn dadka aadka uyaqaan Axmad Siilaanyo ayaa sheegaya inuu bishan gudaheedan samaynayo isku shaandhayntii ugu waynyad abid balaan eegno uuraysataue waxay umuli doonto wabilaahi tawfiiq

Comments

comments