Sida ay noqon karto shaxda Real Madrid hadii uu ka tago Ronaldo

Waxaa si weyn loo hadal hayaa in Cristiano Ronaldo ka tagayo Real Madrrid.

“Waan ka tagayaa Real, ma jirto dib u laabasho”, sidaas waxaa saxaafadda u sheegay Ronaldo.

Arintan waxa ay si weyn u xoogeysatay dhawrkii maalmood ee u dambeeyey waaana loo aanaanayaa waaxda canshuuraha Spain oo xiddigga ku oogay dacwad canshuur lunsi.

Hadaba, hadii ay dhacdo in Ronaldo dhabarka aadiyo Real, sidee ayuu u ekaan doonaa safkeeda.

HOOS KA EEG LABA SHAX OO SUURTAGAL AH

Comments

comments