Deg Deg: Sahra Halgan oo loo magacaabay Suldaamadda Haweenka Somaliland

Mujaahidad Sahra Halgan oo maanta loo caleema saaray boqorada haweenka soomaalilnd ,xaflad balaadhan oo caawa lagu qabatay hoteelkeeda sida xooga ah uqalabaysan ee Hido dhawr afurkii caawa ayaa loogu cumaamaday darajada boqorada haweenka soomaalilnd waxaanay hadal dheer oo ayhalkaasikajeedisay kusheegatay inay dhexda u xidhanayso sidii ayhaweenka reer soomaalilnd ugusoo dhicin lahayd xaquuq ayka euudsiayaan ragu matalan meelaha maxakabadaha ragoo dhibgayste haween ah ayuunbaa hadana wakiil ka noqda haweenaydii dhibanaha ahayd iyo wakaalado badan oo ragu isaga tuntaak

Waansoo dhawaynaynaa boqorada mujaahidad sahra halgan ilaahayana xilkaas ha ufudideeyo anaguna waxaanu leenahay aaamiin

Comments

comments

SHARE