War Deg Deg Ah: Wasiirada Oo Isku Khilaafay Safarka Ka Daba Taga Siilaanyo Oo Imika Madaxtooyada Ka Istaadhamay Iyo Safarkii Siilaanyo Maxa Ku Cusub?

warar Lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhaya xafiiska shabakada waragane ayaa waxa tibaaxayan in Tiraba Saddex wasiir oo u madaxweyne Siilaanyo Adeer u yahay ay isku khilaafan Safarka Madaxweyne Siilaanyo u shalay subixi Hore ku jarmaaday dalka Imaaradka Carabta
Hadaba Saddexdan wasiir aya kala ah wasiirka qasriga madaxtooyada Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta Eng Xuseen Cabdi Ducaale Iyo Wasiirka Hawlaha Guud Cali mareexaan
Khilaafka ayaa daaran Safar Madaxweyne Siilaanyo Shalay ku tagay Dalka Imaaradka Carabta oo ay safarkii Madaxweyne Siilaanyo Waxyaabo Kala Ku Soo Kurdhaan.
Sida ay sheegayan Warar ka soo burqanayah Dhanka iYO Dubia Inay safarkii Madaxweyne Siilaanyo Hawlo Cusubi ku soo kurdhaan sida la sheegayn u ah safar u khaas ah madaxweynaha jsl Oo u sheegay Xuseen Dayr afhayeenka Qasriga Madaxtooyda
Haba Maxa ku cusub safarka Siilaanyo?
Khilaafkan wasiirada ayaa waxay isku haystaan Inay ka dabe baxan madaxweyne Siilaanyo ay isku haystaan Say uga Daba bixi lahayn inay kala Hadhan Iyo Inay is Wada Raacan aya isku khilaafa

Comments

comments

SHARE