Xog Culus: “Wsiir Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Aan English Garanen Iyo Weftigii Hay,ada Ka Socday Maxa Kala Qabsaday? Balse Waa Kuma?

Xog Culus: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Fashilamay Shaqadiisa Kadab Markii Ay Wefti Cadi U Yimiday English Ba Iska Waayay Balse Waa Kuma

Sida aya warar ka soo baxayaha qaar ka mid ah Shaqaalayaasha Wasaaradda Hawla Guud Iyo Guryayeenta ay Sheegan Ayaa waxay Sheegan Inu Wasiirka Wasaaradu Aanu Garanayn  english language

Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan) Oo ayaa waxay sheegan inaanu garanaynba Luuqada English Hadaba weftigan Ha,ayda ka socdaya ayaa waxa ay raban inay Cali Mareexaan kala Hadlan Caawimo ay loo so igmaday Dhismaha Wadad Wajaale oo ay Rabban inay Lacag Ku Bixiyeen Oo ay Haday U Soo Dhex Marisay Lacag Oo Ay Rabban Inay Cali Mareexaan La Socod Siiyan Inu lacagta Doonto oo u doonto Ha,ada La Yidha Zam Zam Fondtion

Hadab Wasiir Cali Duyaarad Yaa U Dooni Lacagta Ee English Ugu Hadli Doona Waa Yaaba Ha,ad Dhan oo Lacag Cid ka Qaata Lah Oo U Cali Duyaarad English Garan Lahayn

Taasina Waa Aayan Daro Wasiir Haye Wasaaradi Ugu Halbolaysan Ee Dalka Oo aan luuqada Ba ku Hadli Karayn Waana Nasiib Xumo Inu Ka Mid ahado Xubana Golaha Wasiirada

 

Comments

comments