Somaliland: Ujeedadii Socdaalka Madxweyne Siilaanyo Ee Dalka Imaaradka Carabta Maxa Kaga Baxay ?

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti uu hoggaminyo oo saaak ka jamaraamaday Caasimada Gayiga Somaliland Ee Magaaladda hargeysa gaar ahan Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal iyga oo u sii jeeday Dhanka Iyo Dalka Imaaradka Carabta

Hadab Safarkan Madaxweyne Siilaanyo Waxa Ku Wahalinyey Marwada Qaranka Marwo Amina Waris Iyo Wasiirka Maaliyada Marwo SamSam Cabdi Aadan Iyo xoghayaha Khaaska ah ee madaxweyne Siilaanyo waxana ka xog waramay Afhayeenka Madaxweynaha Jsl Xuseen Dayr Waxanu Yidhi Sida Tana,

Madaxweyanaha Jsl Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa waxa uu baxay dalka imaaradka Caraba safarkan oo ah mid khaas u ah Madaxweyen Siilaanyo Mana aha Safar Shaqo

waxanu ku maqnaan Doona Madawynhu Dalka Imaardka Carabta In Mudo Madaxweynu  waxanu qaban doona wixi dalka kala soo guboonada sidi awalba u qaban jiray waxana yidhi Afhayeen Dayr

Sido kala Xuseen Dayr oo ay warbaahinto wadiisay Taageeraah aya somaliland la garab istaagatay Dawladaha Sucuudiga Iyo Imaaradka Carabta Waxanu Yidhi Waa Faaiido Ugu Jirta Somaliland

Comments

comments