Madaxweynaha Dalka Jabuuti muddane Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu xadhiga ka jaray dekada Cusub oo dalkaasi dhistey taas oo laga hir galisay deeganka Tojora ee dalka Jabuuti.

Muddane Ismaciil Cumar Geele ayaa sheegay in dhinca adeegyada ee dekadaha iyo Madaarada ay isku geeyeen awoodada mar hadii aanu dhulkoodu laheyn shidaal ama wax khayraad ah

 

Comments

comments

SHARE