Deg Deg: Madaxweyen Farmaajo Oo Fariin Ka Dhan Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sucuudiga U Direy Dawlada Turkiga Iyo Erdogan Oo Ka Jawaabay

Warar Lagu Kalsoon Yahay oo imika naga soo Gaadhaya dhanka iyo Vill Somalia ayaa waxay sheegayan inu madaxweyne Maxamed Cabdillahi Farmaajo ka Masayray Aqoonsiga Dawlada Sucuudiga Siinayso Jamhuuriyada Somaliland oo U Warqada U Diray Madaxweynaha Dawlada Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Sida ay wararku nagu soo gadhayan aya awaxay Dawlada Sucuudigu kula heshiisay Inay Xajka Iyo Cimaradaba Ay Dadka Somaliland Ku Tagayan Passaport ka Somaliland oo madaxweyne Farmaajo Ka Hinaasay Arrinta Isaga Oo Markii Hore Lacag Dhan Oo Qadarkada Lagu Qiyaaso 80 Milyan Ku Diiday Wasiiradii Sucuudiga ayaa sucuudiga Iyo Imaaradku Isla Garab Galan Aqoonsiga Somaliland

Hadaba Madaxweyne Farmaajo Oo Warqad Ka Dhan Ah Aqoonsiga Somaliland U Diraya Madaxweynaha Dalka Turkiga Mr Recep Tayyip Erdogan aya waxa u ka codsaya Inu Joojiyo Dhaq-Dhaqaaqayada Somaliland Ee Dawlada Sucuudigu U Wada Somaliland

Sida Kala Warar Aan Rasmi ahayan aya  la sheegaya Inu La Hadala Mr Recep Tayyip Erdogan Boqorka Dalka Sucuudiga Inkastaanan Warar Lagu Kalsoon Yahay aanay Naga Soo Gaadhin Wada-Hadalka

Comments

comments