Xog Culus Xisbiga Waddani Oo Cadaystay Inu La Mawqif Yahay Xukuumadda Farmaajo

Xisbiga Mucaaridka ah ee xisbiga waddani  oo wali timayaha Durbaanadi somaliweyn aya waxa u cadaystay inu la mawqif ahayn xukuumada madaxweyne Siilaanyo ee u la mawqif yahay Xukuumada Farmaajo

Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani oo lo tuhunsana inay xidhiidho la layihiin xukuumadda Farmaajo aya waxay ay cadaystaan mawqifka ay iska Taagan Duulimadad Wadlada Qatar oo  ay Raacan Xukuumada Farmaajo

xisbiga waddani aya waxay maanta soo saran shir jaraadi oo ay ku cadaayn inanay La Go,an ahay Xukuumadda Siilaanyo ee ay ka mawqif Dowan Yihiin Sida U Warka U Cadyey Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah Ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde 

Sido kala Siyaasiga caanka ah siyaasi Ismaacil Hurre Buuba Oo Isagu Dhican ka Taagan Go,amada Somaliya ayaa wali ku dhiri galinayah Inu Taageerto Go,amada Farmaajo Isaga oo kulano kala Dowan la soo Qaatay Raysalwasaaraxa Xukuumadda Farmaajo Md Xasan Cali

Khayr 

 

 

Comments

comments