War Deg Deg Ah: Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Oo U Baaqday Xaalada Caafimad Darro Iyo Bari Oo Dhakhtar Loo Qaadi Doono

Warar Lagu Kalsoon Yahay ay waxay sheegayn inu madaxweyne Siilaanyo soo wajihay xanuun allah khayr ha uga dhiga Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md Axmed M Siilaanyo oo u kicitameyey Dawladaha Carabta Si Uga Qayb Noqdo Arrimaha Siyaasada Ee Gacanka Khaliijka

Ayaa la kulmay Xanuun isla markan bari oo jimca ah la geyn doono dalka imaaradka Carabta Oo Xaalad Caafimad Loo Geyn Doono Dhanka kala waxa la sheegayah inu u kicitami doono Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Cabdiraxmaan Saylici Dalka Sucuudiga Oo Markii Hore Madaxweyne Siilaanyo U Yeedhay Ayaa Arrimo kala soo hadli Doona Hadi ay culusaato Arrinta Madaxweyaha Jsl

Comments

comments