Maxkamada degmada Hargeysa ayaa waxaa ay xukun ku riday 7 dhalinyaro ah oo xaraan ku cunaayay duleedka Magaalad Hargeysa isla markaana ciidamada Boolisku ay gacanta ku soo dhigeen

Maxkamada ayaa waxaa dhamaan eedeysanayaashi ku xukuntay xukun dhan min lix bilood oo xadhig ah iyo min Hal milyan oo shilin Somaliland Ah

Comments

comments

SHARE