Deg Deg: Wajiyo Kala Raagay Oo Dib U Kulmi Doona Hoggaamiye Xirsi Oo Ka Mid Xubanaha Aqoonsiga Somaliland Loga Yeedhay Iyo Madaxweyne Siilaanyo

Ilo Xogagaal ah oo rasmi ah ayaa Hada Soo Gaadhayah Xafiiska Shabakada Wargane ayaa Tibaaxayah Inu Hoggamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Kow Ka Noqday Xubnihi Ay Dalbadeen Dawlada Imaaradka Oo Dhinac Istaagi Doona Aqoonsiga Somaliland Ee Wadamada Carabta.

Waxa Saaka Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal Ka Anba Baxay Safar Uu Hor Kacayey Hoggamiyaha Ruuxiga ah ee Xirsi cali Xaaji Xasan Oo Waxqabad Fiican Ka Geystay Xukuumadda Siilaanyo Markii U Ah wasiirka Madaxtooyada Jsl

Hoggamiye Xirsi Iyo Wefti U Hoggaminayo ayaa waxa u usii kicitamay dhanka IYo Dawlada Imaaradka Carabta Isaga Oo Ka Sii Horayn Doona Safarka Madaxweyne Siilaanyo Oo U ku Wahalin Donan Marwada Qaranka Amina Waris Iyo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi

Hadaba Maxamuud Xaashi Iyo hoggamiye Xirsi oo Mudo Saddex Sanno Ah Kala Maqna ayaa Dib Uga Soo Dhex Muqan Doona Garabka Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhinac Istaagi Doona Heshiiska Sucuudiga Iyo Imaaradka Ee Aqoonsiga Somaliland Iyo Arrimo Kala Oo Badan

Comments

comments