Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay in la wanaajiyo xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland Iyo Ethopia isla markaana waxaa uu hadalo deel qaaf ah ku tilmaamay dhaliilo loo soo jeediyey ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia

Sidoo kale xisbiga Waddani ayaa waxaa xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisa u soo jeediyey digniino ku aadan dacaayado uu sheegay in hore raali galin looga bixiyey isla markaana iminka dib loo soo cusbooneysiiyey oo xisbigan loo jeediyo taas oo ah arinta Somaliya

Comments

comments