War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Shir Deg Deg ah Iskugu Yaadhay Golaha Wasiirad Iyo Sababta

wara Deg Deg Deg Ah Oo imika Soo Gaadhay Xafiiska Wararka Ee Shabkada Wargane ayaa waxay Xaqiijinaya Inu Madaxweye Siilaanyo Imika Iskugu Yadhay Golaha Wasiirada Iyo Sababta U Ugu Yaadhay

Sida aya wararku nagu so gadhayan aya waxay sheegayn inu shirkii Golaha Wasiirada ee malinta khamiista laga dhigay Maanta oo arbaca ah sida aya waraku nagu soo gadhayan waxa ay sheegayn inu madaxweyne Siilaanyo Maalinta Bari Ka Bixi Doono Dalka Isaga Oo U sii Jeeda Dhanka Iyo Dalka Imaaradka Carabta Oo u tagayo Arrimaha Siyaasadad Ee Ka Gacanka Khaliijka

Safarkan Madaxweynaha Ayaa waxa ku wahelin Doona Marwo Amina Waris Marwada qaranka Iyo Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadn Iyo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi

Comments

comments