War Deg Deg Ah: Dawlada Sucuudiga Oo Kadis Ah Ugu Yeedhay Madaxweyne Siilaanyo

Warar rasmi ah oo naga soo gaadhayaha Xafiiska wararka ee Shabakada wargane oo ka soo Dhacayah dhanka iyo Qasriga Looga Taliyo Dalka Aya waxay sheegayan Inu Madaxweyne Siilaanyo Si Deg Deg Ah Ugu Yeddhay Boqorka Al Sacuud Salmaan

Hadaba Madaxweyne Siilaanyo Markii Hore Ku Socday dalka Imaaradka Carabta aya Safarkiisan U Sucuudigu Si Deg Deg Ah Ugu Yeedhay Ayay Kaga Arrinsanaya Arrimaha Gacanka Khaliijka Carbeed

Dawlada Sucuudiga ayaa ka damacsan madaxweyne Siilaanyo Arrimo Badan oo aanu iidin la soo Socdsiin Doono Isha Ku Hay Shabakada wargane warar Culus

Comments

comments