War Deg Deg Ah: Dawlada Sucuudiga Oo Aqoonsanaysa Somaliland Iyo PassportKa Somaliland Oo Lagu Xajayo

155

Dawlada Sucuudiga Oo Aqoonsatay Somaliland Iyo Passaporta Ka Somaliland Oo Lagu Xajayo,,,

Warar Deg Deg Ah Dawlada Sucuudiga Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Yeedhay Heeshiiska Iyo Dhianac Ka Isaaga Xukuumadda Farmaajo Oo Taageero Buuxda Siisay Aqoonsiga Somaliland

Dawlada Sucuudiga aya waji qabax kala soo kulantay Xukuumadda Farmaajo oo 80 milyan oo dooller u ku soo qacan saydhay iyada oo kala laabatay faro madhan Dawlada Sucuudiga Hadaba Jaanis Balaadhan oo u sucuudigu ku halay Somaliland ayaa waxa u u hir Galiyey Aqoonsiga Somaliland,

Oo U Tix Galiyey Heshiis hor dhav u ah oo u balan qaaday inay Xajka Iyo Cimrada Ku tagi Doonan Passaporta Ka Somaliland Sida ay wararku ku soo Gaadhayan Bahda Shabakada Wargane ayaa waxay sheegayn Inu Boqorka Sucuudigi u hir galin Doono Somaliland Aqoonsi Buuxda Oo Ao Ka Hesho Dhamaan Wadamada Carabta Laga Raabo Dawlada Qatar Oo U Hor Gayn Doono Dhamaan Wadamada Khaliijka Carbeed Oo Dhan

Haba Dawlada Sucuudiga Iyo Imaardka Carabta aya waxay Somaliland U Soo Hal Qabsadan Inu U Fuliyo Hal Heshiis

Goor Dhaw naga Filo Halka Heeshiis Isha Ku Hay Shabakada Wargane

Comments

comments