Deg Deg: Dawladaha Sucuudiga Iyo Imaaradka Oo Dagaal Ka Dhan Ah Duulimada Qatar Airweys Ka Bilaabay Somaliland Oo Soo Dhigay Qalab

Ila Lagu Kalsoon Yahay oo Ka Soo Burqanayaha Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegayah inay somliland Heshaya Maamulkii Hawda Sare Duulimadad Cirka Oo Ay Saddexda Xudoodba Laga Xidhi Doono Duulimadad Hawada Somaliland Oo La Dhigi Doono Xudoodaha (Radar System) Iyada Oo La Dhigi Doona Sadeexada Xudoodba Ee Laas Qoray Oo ah Xudooda Puntland Iyo Berbera Oo La Dhigii Doono Iyo Saylac Oo La Dhigii Doono Qalabaka Radaarka Diyaarada Cirka Soo Dejiyah

Hadaba Dawlada Sucuudiga Iyo Imaarada Ayaa Somaliland Kula Heshiiyey Inay U Dhisan Ciidan Culus Oo Xaga Cirka Kantarool Adag Laga Dhigii Doonow Raadar adag xuddoda Puntland Iyo Somaliland Oo U Sucuudigu u diyaariyey Radaar Romut Ku Shaqayn Doona

Dhabka Labada Xudood Ee Kala U meel Galin Doona Dalka Imaaradka Carabta Oo Dhigi Doona Laba Raadar Gobalka Saaxil Iyo Magaalaad Saylac Saasi oo ay ku xidhmayso Hawda Sare Ee Somaliland

Comments

comments

SHARE