Deg Deg: Daawo Khilaafka Xukuumadda Oo Ka Bilaabmay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Lagu Kala Baxay

Khilaafkii ugu cuslaa ayaa ka dhex qarxay golaha deeganka magaalada Hargeysa iyo wasaarada arimaha gudaha gaar ahaan wasiir ku xigeenka gobolada iyo degmooyinka .

Xildhibaano ka tirsan golah adeeganka ayaa waxa ay ficilkaasi ku tilmaameen mid sharciga ka baxsan isla markaana waxaa ay warqado dacwad ah u gudbiyeen waaxad dabi baadhista Somaliland ee C.I.D iyo maxkamada sare ee Somaliland

Comments

comments

SHARE