Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo maanta warbaahinta wax ka weyday culimada loo yaqaano qaadiriyada ama Timo weynta oo dhawaan cabasho ka muujisa guddi u madaxweyne Siilanyo magacaabey ayaa sheegay in aanu arintaasi ka hadleen.

 

Comments

comments

SHARE