War Deg Deg Ah: Guddoomiye Cirro Oo Iska Casili Doona Kursiga Baarlamaanka Iyo Cida Buuxinaysa Booska Guddoomiyanimo

warar lagu kalsoon yahay oo imika naga soo gaadhayah dhanaka iyo qasrigga madaxtooyada Ee Talada Dalku Ka Soo Go,ado ayaa waxa sheegayan inu guddoomiyaha Soo Jiraanka ah Ee Golaha wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro Uu Banan Doono Kursiga Golaha Wakiilada Iyo Wakhtiga U Banan Doona Kursiga

Sida ay wararka Ka Soo Baxayah Dhanka Iyo Qasrigga Dalka ayaa waxay sheegayan inu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani Ahan Guddoomiyaha Golaha wakiilada u iskaga Tagi Doono Kursiga Wakiilada Si Sharf leh Maadama ay doorashadii Soo Dhawaatay

Guddoomiye Cirro aya waxa lagu badalaya Mid ka mid ah Beelaha Dhulbahanta oo ah Cali Khaliif galaydh oo heeshis mudo u socaday Wada-Hadalo Ay Kula Jiran Somaliland Iyo Kooxaha Nabad Diidka ah Ee Khaatumo aya Hanan Doona haday si rasmi ah iskgu soo biyo shuabtaan  iyada oo  maalin Dhawayd oo somaliland ka dhex Hilaacay Ninkii Ugu Mucaaridsanaha Kooxda Khaatumo

Hadaba Guddoomiye Cirro oo imika Safar ugu maqan Dalka Turkigaa ayaa marku ka soo laabto Cadayn Doona Maalinto Ka Tagayo Isla Bishan Aan Ku Jirno Dhexdada

Comments

comments

SHARE