War Deg Deg ah: Fanaanka Cabdi hani Oo Imika Ka Hadlay Lacagtii U Cunay Iyo Safarkii U Diiday Balse Muxu Ka Yidhi

War Deg Deg Ah Fanaanka Caanka ah Ee Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Imika Ka Hadlay Arrimaha Lacagtii U Cunay Iyo Safarkii U Diidaya Ha,ada Somali Entertenment Oo Imika Soo Dhigay Barta Baraha Bulshada U ku Layahay Waxanu Yidhi sida Tan

(Asc Asaxaabtayada Ugu Qaaliga Ah Waxan Manata Raba Inan Ka Hadlo Warar Aad Igu Soo Noqnoqday oo ah Inaan Cabdi Hani aahn Aan Lacag Ka Cunay Wiilkii Yare Ee Hay,ada Somali Entertenment Ka Socaday waxnu sheegay inan Lacag ku Dhaw 40 Kun Oo Dooller aan ka Cunay Oo Aan Diiday Markii Danbana
Waxan Idiin sheegaya Taageerayashada Qiimaha Iyo Qadarainta Mudan Inan Diidin Aanu Safarka Jahliyada Ee u Been Yahay Oo Aanu Isku Afgaran Weynay Wiilka Yar Oo Aanu U Celinay Lacagtiisin
Waxan Iidin Layahay Ramadaan Mubaarik Asxaab Aan Ku Faano Isha Nacabku Ka Dadan
Waad Mahadsantihiin Dhamaantiinba)

Comments

comments