Deg Deg: Ex Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Amar Culus Hawda U Soo Mariyey Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynihii Hore ee Dawlada Fadaraalka Somaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud oo amar Deg deg ah soo siiyey madaxweyne Farmaajo iyo nooca u amarku yahay

Sida warar lagu kalsoon yahay oo ay helayso shabakada waxay sheegayan inu madaxweynihii Horre Ee Xukuumadda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud U Amar Deg Deg Ah Soo Siyey Madaxweyne Farmaajo Isaga oo ku amray inay Taageero buuxda Siiso Duulimadad Qatar Airwey ay si Rasmi ah u Isticmaasho Hawda Somalya

Hadaba Madaxweyen Farmaajo Ma Aqbali Doona Misa Aqbali Maayo ?

Comments

comments

SHARE