War Deg Deg Ah: Somaliya Oo Maal Galisay Xisbiga Waddani Iyo Kulankii Buuba Iyo Raysalwasaara Xasan Cali

warar lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhayah Xafiiska Shabakadda wargane ayaa waxay xaqiijinayan inu Kulan Yro Kooban Ku Dhex Maray Siyaasi Ismaacil Hurre Buube Iyo Raysalwasaaraha Somalia Xasan Cali Khayra Oo Ku Sugan Dawlada Itoobiye Ee Magaalada Addis Ababa waxanu kaga qayb galay Shirka urur gobolleedka IGAD

Hadaba waxa maanta ka dhex hilaacay magaalada Addis Ababa Siyaasi Ismaacil Hurre Buube Oo Ka Soo Cagu Dhigatay Dhanka Iyo Dalka Kenya Oo Maalmo Kooban Ku Sugnaha Soona Qaban Qaabiyey Sgirka urur gobolleedka IGAD

Hadaba Siyaasi Ismaacil Hurre Buuba Iyo Raysalwasaara Xasan Cali Khayre Ayaa La Sheegay Inay Laba Arrimod isla Meel Dhigan ay wada qatan sidi la iskugu soo celin laha Somaliland Iyo Somaliya Iyo Arrimaha Doorashooyinka Jsl Oo Ay Lacag Ay Ku Galan Olalaha Doorashada Xisbiga Waddani Ku Maal Galiyey Lacag Dhan Oo Ah 15 Miltion Oo Dooller

Comments

comments

SHARE