War Deg Deg Ah: Khilaafka Somaliland Iyo Imaaradka Oo Istaadhamay Iyo Arday Reer Somaliland Ah Oo Laga Musaafuriyey

Waxaa goor dhaweyd garoonka diyaarahada ee magaalada Hargeysa ka soo degay Ardey dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo tartan quraanka ah kaga qeyb galaayey dalka Imaraadka kaas oo laga soo musaafuriyey dalkaasi loona qabtey in uu dalka kaga baxo muddo 20 daqiiqo gudahood ah .

Hadba Khilaafkan ayaa ka dhan Duulimaadad Hawda Sare Iyo Arrimaha Saldhigga Oo Wali Muran Iyo Dood Adagi ka Taagan Yahay Oo Heshiiskiisi Mad Madaw Ku Jiro Iyo Taagerida Duulimadad Qadar Ee Ay Somaliland Hawda Kula Heshiisay

Ardeygan oo tartankaasi kaga qeyb galaayey magaca dalka Somaliya ayaa waxaa sabab u aheyd in laga soo musaafuriyo Imaraadka ka dib markii ay dawlada Somaliya xidhiidhka jariw weyday dalka Qatar , isla markaana ay dhex ka noqotey khilaafka dalalka carabta iyo Qatar .

Dhinca kale waxaa xusid Muddan in ardeygan oo ka soo jeeda Somaliland in lagu tix galin waayey dalka uu ka soo jeedo ee Somaliland ooa y heshiisyo Bdan wadagan haday tahay Arrinta Saldhiga Iyo Heshiiska Dekedda Berbera

Comments

comments

SHARE