War Deg Deg Ah: Guddoomiye Cirro Oo Tumaya Durbaanada Somaliweyn Oo Qaatay Go,ankii Somaliya Ee Qatar Iyo Safar Uu Baxay

wara Deg Deg Ah Guddoomiyaha Golaha wakiilada Jsl Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani oo si toos ah u taageer Go,ankii Duulimadada Somaliya Oo U Jarmaaday Saakaba Safar Deg Deg Ah Oo Qarsoodi ah oo u ku Tagay Dalka Turkiye Oo Badana Ka Soo  Baxan Go,amada Somaliya

Hadaba Saaka Ugu Hore waxa saf ku baxay Musharax Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cabdillahi Cirro Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Xisbiga Waddani Fadal Oo Kulamo Turkigu kaga Hadlayo Duulimadada Qatar Barta Kaga Qayb Gali Doona Maal-Maha Soo Socda Isaga Oo La kulmi Doona Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Oo Bartaasi Ku Sugan

Hadaba Safarkan Cirro ayaan Cidiba Ogayn Oo Ujeedadiisa U Diiday in la ogaado ayaa waxa u xisbiga iyo warbaahintiisaba ku qanciyey inu U Tagayo Arrimo Ka Baxsan Siyaasada

 

Comments

comments

SHARE