Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu taagero u muujiyey go,aankii xukuumada Somaliland ku sheegtay in ay xidhiidhkii u jartay dalka Qadar isla markaana ay la safanyso xulafada uu Sucuudigu hogaaminaayo .

Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu bogaadiyey madaxweyne Siilanyo oo shalay cayimay maalinta ay doorashada madaxtooyadu ka dhici doonto Somaliland

Comments

comments