Xukumaadda Somaliland ayaa Shir jaarid oo ay qabatay ku Sheegtay in ay Warashadii Sibidhka ku Wareejisay Ganacsato Reer Somaliland iyo Ajaanib ah.

Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee  Somaliland ayaa Xarunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga kaga dhawaaqay in ay Ku wareejiyeen Warashadii Sibidhka Berbera oo khilaaf badani ka taagnaa Ganacsatada Kala ah:-

1- Dahabshiil Group

2- Berbera Group (Ganacsata Reer Berbera)

3- KIBCO (Amiirka Kuwait)

Waxana uu Halkaas kaga dhawaay Wasiir Shucayb in loo Bixiyey Shirkaddan Cusub ee la wareegi Doonta Warshadda Sibidhka Red Sea Cement Factory (Warshada Sibidhka ee Badda Cas).

Comments

comments