War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Imika Hulciyey Caasimadda Muqdisho Dhaawaca Iyo Dhimashada Oo Hadh Balay

Qarax ayaa caawa la maqlay inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxan oo ahaa miino gaarigiisa loogu xiray y sarkaal ka tirsan millitariga Soomaaliya.

Sarkaalka la weeraray ayaa la sheegay in uu qaraxa ka soo gaaray, dhaawac fudud, sidoo kalana waxaa la sheegay in qof dumar ah ku dhaawacantay

Qaraxan ayaa imanaya xili magaalada Muqdisho ay ka socdaan howlgalo ay sameynayaan ciidamada xisilinta caasimada.

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in ciidan aan ahayn kuwa loo xilsaaray amniga aan lagu arki karin magaalada.

Goor Dhaw Wixi Faafahin Ka Soo Kurdhah

Comments

comments

SHARE