War Deg Deg Ah: Maxa Ka Jira Inu Maxamed Biixi Yoonis Ka Baxay Xisbiga Waddani Oo U Ku Biiray Xisbiga Kulmiye ?

Warar Hada Soo Gaadhaya Xafiiska wararka Ee Shabakada Wargane.coma aya waxay soo xaqiijiyan unu maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani horana u ahan Wasiirki Hore Ee Arrimaha Dibada Jsl Ayaa waxay waraku sheegayan Inu Wada Hadalo Hoose U Socdaan Cabdicasiis M Samaale oo ka Tirsana Xisbiga Kulmiye Ahana Madaxa Olalaha Xisbiga

Sida ay wararkani nagu soo Gaadhayan Waxay Sheegan Inay In Mido Ku Dhaw 3 Bilood ay wada Hadalo U Socdaaan Cabdicasiis M Samaale oo u qanciyey Inu Ku Soo Laabto Xisbiga Kulmiye Sida ay wararku Nagu Soo Gaadhayan

Sido kalan waxay wararku ku darayan inay wada-Hadalo Hoose wada qatan Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahana Musharax Madaxweyne Mujaahid Muuse Biixi Cabd Oo Ay Is Afgaraan Oo ay heeshis isla meel Dhigan

Sido kala waxa u kaga baxay xisbiga waddani kala socodka Iyo Siyaasad xumada ka dhex taagan Xisbiga oo marku arkey Mustqabalkiisa Siyaasada Una Ku Qanciin Inu Sii Joogo Xisbiga Waddani oo u dhinaca Soo Saaro Saaxibkii Samaale Iyo Muuse

Comments

comments