War Deg Deg Ah: Dhabar Jabka Duulimadyada Qadar Oo Hawda Somaliland Ka Istaadhamay Iyo Imaaradka Oo Ciidka

Warar Lagu Kalsoon Yahay oo ay helaso Shabakad wargane ayaa waxay soo xaqiijisay Inay Dawlada Imaaradka Carabta ay ciidan khaas ah oo Hawda U Maamuli Doona Xukuumadda Somaliland ay Tobabaro U Furayso

Hadaba Dawlada Imaaradka Carabta oo Saldhig Milatery U Cuskanaysa Arrimaha La Dagaalanka Dawlada Qatar aya waxay u soo maratay Inay Hawda Somaliland Ka Xidhi Doonto oo ay ciidan Kani Doonto

Hadaba Xukuumada Somaliland Oo U Sacbo Tumeysa Arrinka Ay ku Dhaqaaqday Dawlada Imaaradka Carabta

Si Kastaba ha ahata Dawlada Imaaradka ayaa Dagaal ka dhan ah La Dagalaakan Qatar Wacad Ku Martay Inay Meeshay U Dhaqaqanba La Bilaamayn Arrimaha Dagaalka Hawda Sare

Comments

comments