Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu safar kooban ku tagey dalka Jabuuti .

Madaxweyne ku xigeenka ayaa ugu horeyn safarkiisaas ka war bixiyey isla markaana waxaa ay saxaafadu wax ka weydiisay khilaafka golaha deeganka Saylac oo ay xildhibaanada golahaasi ku eedeyeen in uu isagu ka danbeeyo

Comments

comments

SHARE